Saxilnews.com
Daawo:-Madax Dhaqameedka Iyo Aqoonyahanka Beelaha Bariga Hargeysa Oo Si Kulul Uga Jawaabey Eedeymo Shalay Ka Soo Yeedhay Suldaan Habaar
January 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah madax dhaqameedka iyo aqoonyahanka beelaha Isaxaaqoo maanta warbaahinta la hadley waxaa ay si kulul uga jaawabeen hadalo maalintii shalay ahaa ka soo yeedhay Suldaan Habaar

Madax dhaqameedkan iyo aqoonyahankani waxaa ay sheegen in raali galin ay u dirayaan Cabdiraxmaan Ciro oo uu masuulkani shalay eedeymo u jeediyey waxaana ay xusen in eedamaasi cid la qabtaa aanay jirin oo ay kaligii ku kooban tahay

 

Dhinca kale waxaa ay balan ku qadeen madax dhaqameekdani in aanu Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye aanu hal cod ka heli doonin beesha ay ka soo jeedan sababteedana uu tunka u ridan doono suldaan Habaar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News