Saxilnews.com
Daawo” Madaarka Hargeysa Waxuu Noqdey Xero Geel Ay Maamulaan Inamo Yar Yar Oo Loo Bixiyey Magaca … ” Siyaasi Nuuradiin Diini
June 20, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayaha duulista iyo hawda ee xisbiga Waddani siyaasi NuuradiinDiini ayaa waxaa uu sheegay in madaarkii Hargeysa ay noqotey xero geel ay maamulaan inamo yar yar .

 

Sidoo kale Siyaasi Nuuradiin ayaa waxaa uu shaaciyey magac uu sheegay in inamada maamula madaarka Hargeysa loo bixiyey magacaas oo uu ku sheegay in loo bixiyey “Jin Dagagey ”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News