Saxilnews.com
Daawo Macalin Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Oo Ka Hadlay Kulankii Uu La Qaatay Madaxwayne Siilaanyo + Fariin Adagna U Diray Talyaha Ciidanka Somaliland
March 25, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Macalin Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo ah maamule ku xigeenka dugsiga Nuuradiin qaybtiisa Inamada oo ay isku magac yihiin madaxwaynaha Somaliland isla markaana dhawaan ay magaalada Hargeysa ku xidheen ciidamada Nabad galiyada wadooyinku ayaa ka hadlay kulankii uu la qaatay madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siiilaanyo”.

Waxaana uu sidoo kale eedaymo usoo jeediyey taliyaha ciidanka nabadgaliyada wadooyinka Somaliland ahna afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland gaashaanle Faysal Xiis oo uu ku eedeeyey inuu ula dhaqmay qaabka sharci darro ah,sidoo kalena waxa uu ka hadlay macalinku in uu badalay magaciisa markii uu maqlay in ciidamadu ku daba jiraan soo qabashadiisa

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=AIGWWnNidIc

COMMENTS
Latest News