Saxilnews.com
Daawo:– Maayirka Magaalada London Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Lixda Qof Ku Dhinteen 30-ka Kalena Ay Ku Dhaawacmeen
June 4, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

London (Saxilnews) Maayirka magaalada Sadiq Khan ayaa si adag uga hadlay weerarkii lixda qof ay ku dhinteen sodonka kalana ay ku dhaawacmeen ee ka dhacay biriish ku yaala gudaha magaalada London

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News