Saxilnews.com
Daawo. Maayirada Somaliland Oo Tababar Uga Furmay Berbera
April 2, 2019 - Written by shiine caynaba

Berbera.(saxil.news.com) Maayirada Somaliland Ayaa Maanta Magaalada Berbera Waxa Uga Furmay Tababar la xidhiidhka Horumarinta Dhaqaalaha Maxaliga Ah Ee dawladaha hoose
Tababarkan ayaa socon doona mudo 3 maalmood ah

Halkan Muuqaal Ka Daawo

COMMENTS
Latest News