Saxilnews.com
Daawo:-Maayarka Degmada Gabiley Oo Laga Gudbiyey Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo Iyo Sababta.
June 28, 2017 - Written by suxufi

Gibiley(Saxilnews)Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa waxay sheegeen in Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ay u gudbiyeen ogolaansha mooshin ay xilka maayarnimo kaga qaadayaan Maayar degmada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo xilka hayay mudo haatan ku siman laba sano iyo dheeraad.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News