Saxilnews.com
Daawo:- Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Soo Saaray Amaro Adag, Digniina U Diray Qaar Ka Mida Ganacsadda….
June 3, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews)- Maayarka Caasimadda Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  ayaa soo saaray amaro uu ku mabnuucayo booyadaha biyaha ka soo dhaamiya meelaha dooxyadda ah marka laga roobo dhow ceel oo uu tiriyay.

Waxaanu digniin u diray gancasatadda biyaha

Halkan Hoose Ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News