Saxilnews.com
Daawo:-Maareeyihii Hore Ee Wakaaladda Biyaha Burco Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Inuu Muqdisho Safar Ku Tagay
March 29, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Maareeyihii hore ee wakaalada Biyaha Burco Ibraahin Yuusuf Diiriye Jirde ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta ka qaar qoreen oo ah inuu safar ku tagay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya iyo inuu xil u doontay xukuumadda Cusub ee ka dhalatay Somaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=Q40hus46WQ0

COMMENTS
Latest News