Saxilnews.com
Daawo” Maanta Siilaanyo Wuu Nasanayaa Oo Dumaashiisa Aniga Ayaa Leh , God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay ..” Faysal Cali Waraabe
May 26, 2017 - Written by suxufi

Burco (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga UCID isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasiayaa waxaa uu khudbad u jeediyey tageerayaal cusub oo xisbiga UCID kaga soo biiray magaalada Burco

Faysal ayaa sheegay in Ree Burco ay barigii hore aad u taageeri jireen madaxweyne Siilanyo balse maanta Siilanyo uu nasanaayo isla markaana uu maanta isagu leeyahay dumashiisa oo godkii Siilanyo uu isagu fadhiisan Doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News