Saxilnews.com
Daawo:-Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Masuuliyiinta Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhti Dib Loo Furayo Goobihii Waxbarasho Ee Fasaxa La Galiyey
June 12, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Maamulka gobolka Togdheer iyo masuuliyiinta wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ayaa kulan ay maanta la qaateen maamulayaasha goobaha waxbarasho ee magaalada Burco waxay shaaqa ka qaadeen wakhtiga dib loo furayo goobahaasi waxbarasho.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=LfO0L3wh-Y0

COMMENTS
Latest News