Saxilnews.com
Daawo. Maamulka Degmada Goda Wayn Oo Xadhiga Ka Jaray Madarasado Laga Hirgaliyey Deegaankaasi
April 3, 2019 - Written by shiine caynaba

Berbera.(Saxil.news.com) Maamulka Degmada goda wayn Ee Gobolka Saaxil Ayaaa xadhiga ka Jaray madarasado laga hirgaliyey Tuulooyinka Quule, Ugaas Madow Iyo dhismaal Lagu Soo kordhiyey Dugsiga Xaaji Yuusuf iimaan Ee Degamada goda wayn
Madarasadahani ayaa waxa ayaa dabooli doonan baahida waxbarasho Ee Ka jirtay Deegaankaasi

Muuqaal Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News