Saxilnews.com
Daawo:- Maalmaha Ay Yahiin Kuwa Ilahay SWT Magacooda Quraanka Uu Ku Xusay
January 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Barnaamijkeenana waxaynu ku soo qaadanaynaa maalmaha

ka midka ah todobaadka ee ilaahay subxaanuhu watacaalaa uu ku xusay Quraankiisa kariimka ah waxaana maalmahaas ka mid ah Sabtida iyo Jumcaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News