Saxilnews.com
Daawo:-“Maalintii Aanu Xisbia Kulmiye Ka Dhaqaaqney Ilaa Maanta Dadku Waxay Ku Qul Qulayaan Xisbiga Waddani “.. Xussen Axmed Ceydiid
January 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga

mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu sheegay in maalintii isbaheysgii Kulmiye ay ka dhaqaaqeen xisbiga Kulmiye iyo ilaa maanta dadku ay xisbiga Waddani ku soo qul qulayaan .

Sidoo kale siyaasigan waxaa uu ka jawaabey hadalo habeen dhaweyd ka soo yeedhay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Axmed Kayse oo ku saabsana xadhigii AMB safiina .

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News