Saxilnews.com
Daawo:-” Laga Bilaabo Maanta Anigu Waxaan Ka Tirsanahay Xisbiga Waddani , Balana Waxaan Ku Qaadayaa….” Suldaanka Guud Ee Somaliland
October 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu sheegay in maanta laga bilaabo uu ka mid noqdey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo uu ku sifeeyey xisbiga cadaalada Somaliland .

Suldaanka guud ayaa sheegay in maanta laga bilaabo si cadaan ah isku bar bari taagi doono musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani dadaal xoogana u gali doono sidii uu Somaliland madaxweyne uga noqon lahaa

Dhinaca kale suldaanka guud waxaa uu xisbiga Kulmiye ugu baaqay in uu cadaalada ku soo noqdey taas oo uu carabka ku dhuftey in xisbiga Kulmiye uu cadaalada aad uga fog yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News