Saxilnews.com
Daawo:-Laamaha Amaanka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Qafaalashada Caruurta Oo Kusoo Badanaya Somaliland Fariina U Direy Bulshada
March 15, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Laamaha amaanka gobolka Togdheer iyo maamulka dawlada Hoose degmada Burco ayaa ka hadlay qafaalashada caruurta oo kusoo badanaya Somaliland,Sidoo kalena waxay ka hadleen xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=oHJOFrpG9Q8

COMMENTS
Latest News