Saxilnews.com
Daawo” Kulmiye Oo Bilaa Siilanyo Ahi Sidee Buu Noqonayaa…” Ex Wasiir Abgaal Oo Weedhihii Iyo Su’aalihii Ugu Cuslaa Ku Ganay Muuse Biixi & Kulmiye
October 4, 2017 - Written by suxufi
 

Borama (Saxilnews):- Siyaasi Abgaal oo hore uga mid ahaa golaha wasiirada xukuumada Siilanyo ayaawaxaauu weedhihii iyo su,aalihii ugu cuslaa uu ku hurgufay Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye .

Siyaasi Abgaal ayaa waxaa uu si gaar ah isku dul taagay ereyo uu Kulmiye ku faano oo ah 80 cod baanu dorashadii hore kaga tagnay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News