Saxilnews.com
Daawo:-Kulan Lagaga Hadlayay Qorshaha Hormarinta Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargeysa
March 27, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay kulan lagaga  hadlayey qorshaha horumarinta Somaliland shanta sanno ee Socota,kaas oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News