Saxilnews.com
Daawo :- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Kaadhadh Qeybintu Ka Bilaabmeyso Gobalka Togdheer 
July 2, 2017 - Written by suxufi
Burco (Saxilnews):- Gudoomiyaha Kominshanka doorashooyinka Somaliland Muddane Cabdiqaadir Iimanayaa waxaa uu Maanta Tobabar u furay Ardey Dhalinyaro ah oo ka shaqeyn doonta Hawsha kaadhadh qeybinta gobalka Togdheer

Kaadhadh qeybinta gobalka Togdheer iyo Maroodi-Jeex ayaa la filayaa in si rasmi ah ay  u  bilabmi  doonta 08.07.2017 oo ku beegan Sabitada todobaadka soo socda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News