Saxilnews.com
Daawo:-Khilaafkii Ugu Cuslaa Oo Ka Dhex Qarxay Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Golaha Deeganka Hargeysa + Dacwadooda Oo Gaadhey C.I.D iyo Maxkamada Sare
June 14, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Khilaafkii ugu cuslaa ayaa ka dhex qarxay golaha deeganka magaalada Hargeysaiyo wasaarada arimaha gudaha gaar ahaan wasiir ku xigeenka gobolada iyo degmooyinka .

 

Dhawaan ayey aheyd markii wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee gobalada iyo degmooyinku uu kala diray guddidii dhulka ee golaha deeganka Hargeysa , xafiiskoodiina uu xidhay isla markaana shanbadoodii uu cantiisa ku soo qaatey

 

Xildhibaano ka tirsan golah adeeganka ayaa waxa ay ficilkaasi ku tilmaameen mid sharciga ka baxsan isla markaana waxaa ay warqado dacwad ah u gudbiyeen waaxad dabi baadhista Somaliland ee C.I.D iyo maxkamada sare ee Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News