Saxilnews.com
Daawo:-Khilaafkii Dhinaca Maamulka Hawada Ee Hargeysa Iyo Moqdisho Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray + Wasiirka Duulista Somaliland Oo Hanjabaad Hawada U Mariyey Somaliya
May 30, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa mar kale cirka isku shareeray murankii dhinaca Hawda ah ee u dhaxeyey

Somaliland Iyo Somaliya , waxaana wasiirka duulistu uu sheegay in aaney marna Somaliland aqbali doonin in hawdeeda lagu wareejiyo dalka Somaliya Dhinca kale wasiirka duulista ayaa waxaa uu Hawda u mariyey maamulka Moqdisho hadalo kulul oo hanjabaad u muuqda isla markaana waxaa uu cadeeyey hadii qaramada Midoobey ay Somaliya ku weeriso maamulka hawda dalkii laysku odhan jiray Somaliya ay Somaliland qaadi doonto taloobin kakan oo aan farxad galin labada dhinacba

 

Dhinca wasiirka ayaa waxaa uu tilmaamay in Somaliland ay awood u leedahay in ay hawadeeda ay iskeed u maamulato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News