Saxilnews.com
Daawo:-Jamaal Cali Xussen Oo Isaga Oo Dhinac Taagan Muuse Biixi Eedeymo U Soo Jeediyey Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe
January 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Jamaal Cali Xussen musharaxii hore ee xisbiga UCIDayaa waxaa uu maanta isaga oo barbar taagan gudoomiyaha xisbiga Kulmiye waxaa uu eedeymihii u culsaa u soo jeediyey gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe .

Waxaa uu bulshada Somaliland u soo jeediyey Jamaal Cali Xussen in ay ka ilbaxaan Faysal Cali Waraabe isla markaana waxaa uu ku tilmaamay masuul aan wax taakulo ah u sameyn dadka ay abaaruhu ku dhufteen ha ugu yaraato hal booyad oo biyo ahe

 

Sidoo kale Jamaac Cali Xussen waxaa uu gudoomiyaha UCID uu ku misbeeyey masuul sabab u ah abaaraha dalka ka jira maadama oo uu sheegay in uu dad dulmiyey waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News