Saxilnews.com
Daawo:-Jaamac Jiir Oo Warbaahinta La Hor Yimid Ereyo Wasiir Maxamuud Xaashi U Soo Laqimay
March 23, 2017 - Written by suxufi
Burco (Saxilnews):- Aqoon yahan Jaamac Jiir ayaa waxaa uu isaga oo ku sugan magaalada 

Burco uu warbaahinta la soo hor istaagey ereyo u muuqda qaar uu u soo laqimey wasiir Maxamuud Xaashi

Waxaa uu Jaamac Jiir Muuse Biixi ugu baaqey in si deg deg ah inta aan doorashada la gaadhin uu gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Ku wareejiyo Maxamuud Xaashi , hadii uu ku wareejin waayana aanay beesha uu ka soo jeedo ee Bariga Burco wax cod ah u heyn xisbiga Kulmiye

 

Hadaladan ayaa waxaa ay ku soo beegamayaan xil ay warbaahinta dalku ay sheegaysay loolan salka ku haya hanashada kursiga gudoomiyaha xisigaas in uu ka dhex qarxay xisbigaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas

COMMENTS
Latest News