Saxilnews.com
Daawo:-Jaaliyadda Somaliland Ee Magaalada London Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabiley Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  
April 30, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa (Saxilnews)-Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa xaflad soo dhawayn ah ku qaabiley wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratonn” oo safar shaqo ku tagey dalka Uk.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=siklzrsdDXE

COMMENTS
Latest News