Saxilnews.com
Daawo:-Idaacadda BBC-Da Oo Mar Labaad Gef Weyn Ka Gashay Jiritaanka Qarimadda Somaliland + Moganaanta Xukumadda Somaliland 
March 1, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa(Saxilnews)Daawo:-Idaacadda BBC-Da Oo Mar Labaad Gef Weyn Ka Gashay Jiritaanka Qarimadda Somaliland + Moganaanta Xukumadda Somaliland

Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga ayaa waxaa ay mar kale

maanta ku gaftey qaran nimada Somaliland

 

Baahintii duhur nimo ee idaacada ayaa waxaa ay dhul ka mid ah Somaliland ay ku sheegen in ay ka mid yahiin dalka Somaliya gaar ahaan waxaa uu waryuhu sheegay in magaalada Borama ay ka mid tahay dalka Somaliya

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News