Saxilnews.com
Daawo :- Hor Dhaca Barnaamij Laga Diyaariyey Dhibaatooyinka Laga Dhaxli Karto Saldhiga Imaraadka Ee Berbera Iyo Xisbiyada UCID , Kulmiye Iyo Waddani Oo Ka Qeyb Galay
March 12, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Telefishanka Kalsan Tv aya waxaa uu sameeyey barnaamij uu kaga

hadlaayo dhibaatooyinka ay Somaliland ka dhaxli karto saldhiga Military ee magaalada Berbera laga siiyey dawlada Imaraadka Carabta

Barnaamijkan oo aanu hor dhiciisa idiin soo gudbin doono waxaa ka qeyb qaatey xisbiyada Kulmiye , UCID iyo Waddani iyo walib qaar ka mid ah siyaasiyiinta haldoorka ah ee reer Somaliland

 

Halkan Hoose Ka Daawo Hor Dhaca Barnaamijkan

COMMENTS
Latest News