Saxilnews.com
Daawo: Hooyo Danyar Ah Oo Hanjabaado Culus Hawda U Soo Mariyey Wasiir Ka Mid Ah Xukuumada Siilanyo Oo Hore U Duray Hooyadan
January 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- Hooyo danyar ah ayaa waxaa ay hanjabaado culus hawdau soo mariyey wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane .

Wasiirka ayaa dhawaan eedeymo u soo jeediyey hooyadan danyarta ah oo iyadu sheegtay in caruurteeda iskooladii ay dhiganayeen laga soo eryey ka dib markii lacag laga dhigay

 

Muddane Habane wasiir waxbarashada Somaliland waxaa uuu been abuur ku tilmaamay hooyadaas danyarta ah isla markaana waxaa uu sheegay in iskuulada dawladu ay bilaash yahiin isla markaana waxaana uu ku sifeeyey hooyadan danyarta ah mid ku shaqeysata caruurteyda ayaa iskoolada laga soo eryey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News