Saxilnews.com
Daawo:- “Hal Milyan Iyo Badh Ayaa Ku Caydhoobay Abaarta Ee Dadka Xeryo Haloo Sameeyo” Maxamed Muuse Cawaale
January 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Gudoomiyaha hayada baadhista masiibooyinka dabiiciga ah mudane Maxamed Muuse Cawaale ayaa sheegay in ay wadanka ku barakaceen dad gaadhaya ilaa hal malyan iyo badh.

Waxaanu sheegay in dadkan loo baahan yahay in loo sameeyo goobo ay degaan, oo wax loogu qaybiyo hadii ay abaartu sidan ku sii socoto

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News