Saxilnews.com
Daawo” Hadii Ay Xukuumadu Dagaal Ku Dhawaaqdey , Aniguna Dagaal Baanu Ku Dhawaaqney ..” Xisbiga Waddani
April 29, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Masuulyiinta sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay si adaguga hadleen hadleen masuulyiin ka tirsan xisbigooda uu ay ciidamada Boolisku u geysteen  xadhig iyo jidh dil

 

Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif iyo siyaasi Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa ay si aad u adag uga gil gishen talaaboyinkaas ay saaka ku kacdey xukuumadu waxaana ay ku hanjabeen in hadii ay xukuumadu iclaamisay dagaal ay iyaguna ku dhawaaqaaan dagaal kaas la mid ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News