Saxilnews.com
Daawo:– Guurtidii Shalayo Iyo Ta Maanta + Fadeexaddaha Dul Hoganaya Ee Aan Qiilka Loo Heynin
January 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews) :– Golaha guurtida Somaliland ayaa noqday qaar fadhiya, oo hawshi loo igmaday ee ay hayeen ka kaga mashquuley arrimo kale.

Hadaba Tv-ga caalamiga ah ee Horn Cable Tv ayaa barnaamij mug iyo miisanle ka diyaariyay faraqa u dhaxeeya guurtida maanta iyo tii shalay

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News