Saxilnews.com
Daawo:– Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Oo Somaliland Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko In Dastuurka Somaliland Dib Loo Furo
June 18, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Gudoomiye ku-xigeenka koobaad ee Golaha wakiilada Somaliland mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay sida uu arko u arko in dastuurka dib loo  furo.

“Burco ayaa lagu balamay waxaananu jecelahay in buuqu halkaasi ku hadho, Dhulbahanto dhamina ka soo qayb galo, aad iyo aad ayaanu u soo dhaweynaynaa waana wax aanu wada sugeynay, Dastuurkeenuna mudo badan ayuu xidhnaa maaha bari qudha waxaa jira beelo kale oo wax tabanaya waanu qabnaa in dastuurka la furo”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News