Saxilnews.com
Daawo Gudoomiye Cirro Oo Ka Qeyb-Galay Aas Qaran Oo Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Ganacsade Ibraahim Maxamed Xasan (Nabaadiid)
January 31, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo magaalada Hargeysa loogu sameeyey marxuun Ganacsade Ibraahim Maxamed Xasan (Nabaadiid).

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News