Saxilnews.com
DAAWO GUDOOMIYAHA WAXBARASHADA DEGMADA SHEIKH OO KA WARBIXIYEY ARDAYDA SANADKAN DEGMADA SHEIKH U FADHIISATAY IMTIXAANAADKA
June 15, 2019 - Written by editor

SHEIKH ( SAXILNEWS.COM )

waxa maanta oo taariikhdu tahay 15/6/2019 si rasimiya looga fadhiistay guud ahaa dalka jamhuuriyad asomaliland imtixaanka shahaadigaa ee dugsiyada sare iyo kuwa hoose dhexe gudoomiyaha wax barashada degmada sheikh maxamed ibraahin xaaji cabdilaahi ayaa ka warbixiyey dugsiyada sanadkan imtixaanka u fadhiisanaya oo ay ku soo kordheen dugsiyo sanadkan imtixaanka ka qayb qaadanaaya iyo tirada u fadhiisanaysa

COMMENTS
Latest News