Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ku Dhawaaqey Qorshe Cusub Oo Saxaafadu Ku Shaqeyn Doonto
January 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJAMaxamuud Cabdi Jamaac Xuuto oo maanta wareysi siinayey Wariye Faysal Fiifa waxaa uu ku dhawaaqey qorshe cusub uu saxaafada Somaliland ku shaqeyn doonto.

 

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu xusay in qorashaasi uu noqon doono ID CARD ama aqoonsi ay siin doonto ururka SOLJA Saxafi kasta oo reer Somaliladn isla markaana uu ID CARD kaas ku hawl gali doono

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News