Saxilnews.com
Daawo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Codsiyo Ay Soo Gaadhsiiyeen Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Ku Saabsan Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay
September 7, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay codsiyo ay soo gaadhsiiyeen muwaadiniin reer Somaliland oo kasoo jeeda gobolada Awdal iyo sallel oo ku saabsan muranka ka taagan lixda gobood ee ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News