Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Maxkamad Sare Oo Warbaahinta La Hadley , Soona Dhaweeyey Digreeto Uu Shalay Soo Saaray Madaxweyne Siilanyo
January 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Caliayaa waxaa uu soo dhaweeyey digreeto uu shalay soo saaray madaxweyne Siilanyo oo uu madaxweynuhu dhaqalaha maamulka maxkamadaha hoose iyo sidoo kale shaqaale hoosaadka maxkamadaha kaga hoos saarey wasaarada cadaalada oo iyadu maamuli jirtey

Gudoomiyaha maxkamada sare waxaa uu arintaasi ku tilmaamay mid guul u ah qaranka Somaliland isla markaana ay muddo ka shaqeynayeen sidii talaabadaasi loo dhaqan galin lahaa

 

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxa uu xusay in digreetadaasi ay xoojineyso madax banaanidii iyo dhex dhexaadnimadii arimaha garsoorka

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News