Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Oo Ka War Bixiyey Kulanka Ay Saaka Xisbiyadu La Yeesheen Guddida Doorashooyinka
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ee Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdiayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddexda xisbi la yeesheen gudida doorashoyinka Somaliland

 

Muj Muuse Biixi waxaa uu sheegay in xisbiyada mucaaridku iyaga oo mideysan ay codsadeen in muddo kordhin 6 bilood ah la sameeyo , isla markaana xisbiga Kulmiye isaguna soo jeediyey in arintaasi fardaaminteeda loo raaco sharciga dalka u yaala

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News