Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Imtaxaanadka Somaliland Oo Iminka Warbaahinta Hor Yimid Isla Markaana Cabasho Xoogan Ku Muujiyey
June 1, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa waxaa

uu ka Hadley xanuunka shuban biyoodka ah ee ka dilaacay magaalada Burco kaas oo  sabab  u noqdey in fasax la galiyo  iskuuladii xili imitaxaan lagu jiray

Gudoomiyaha ayaa sheegay in imtaxaanadaasi aaney aheyn ku shahaadiga ah balse imtaxanadii shahaadiga ah la bilaabi doono 01.07.2016 .

 

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu cabasho ka muujiyey Facebook aanu isagu laheyn oo magaciisa lagu isticmaal isla markaana waxaaa dadka isticmaala ugu baaqay in ay alleh ka baqdaan oo ay iska xidhaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News