Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Gobolka Sool Iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Oo Socdaal Ku Tagey Degmada Kalabaydh Ee Koonfurta Gobolka Sool Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen  Odayaasha Deegaanka
June 15, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
 

Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiyaha gobolka Sool iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland ayaa maanta kormeer nabadayn ah ku tagey deegaanka Kalabaydh ee Koonfurta gobolka Sool,waxaana ay kulan la qaateen odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=siLYUev6uFI

COMMENTS
Latest News