Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Gobalka Marood-Jeex Oo Iminka War Cusub Ka Soo Saarey Ganacsato Dhawaan Ciidamada Boolisku Xabsiga Dhigeen
June 19, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha gobalka Marodi-Jeex Cabdilaahi Gaanxuug Buraale ayaa waxaa uu warcusub ka soo saarey ganacsato dhawaan ay ciidamada boolisku xabsiga dhigeen kuwaas oo lagu eedeyey in ay dalka Keenen kabo ay xaga hoose kaga qoran yahiin magaca Eebe SWT

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ganacsadahaas la sii daayey ka dib markii baadhis dheer lagu sameeyey isla markaana la ogaadey in isaga lafiisu aanu ogeyn in kabaha magaca eebe ku qoran yahay

 

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in Ganacsaduhu dhamaan kabihii uu ka masaxay magacii hoosta kaga qornaa ee EEBE SWT

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News