Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Goor Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhaceen Ku Hambabarey Sicir Bararka Naafeeyey Shacbiga Somaliland Isla Markaana Ka Hadley
April 13, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim( Dhoobaale ) ayaa goor xeedho iyo fandhaal kala dhaceen  ku hanbabarey sicir bararka dalka ka jira isla markaana  maanta ka hadley

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xukuumadu ay maalmihii ugu danbeeyey ay wadey dadaalo ay arintaasi wax kaga qabaneyso isla markana ay kulamo la qaadatey shirkada waa weyn ee ganacsiga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News