Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Baadhista Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay Oo Soo Bandhigay Tirada Dadkii Uu Layay Taliskii Rajiimka Ahaa Ee Siyaad Barre Kana Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Farmaajo
July 3, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)-Gudoomiyaha Baadhista xasuuqii Somaliland ka dhacay ee ay gaysteen dawladii  kaligii taliska ahayd ee Rajiimka ahayd ee Siyaad Barre ayaa soo  bandhigay tirada dadkii uu laayey taliskii rajiimka ahaa ee SIyaad Barre,sidoo kalena waxa uu ka jawaabay hadalo kasoo  yeedhay madaxwaynaha Somaliya Mudane Farmaajo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News