Saxilnews.com
Daawo:-Gudida Abaaraha Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Deeqo Soo Gaadhey
January 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudida heer qaran ee abaaraha Somaliland ayaa waxaa ay maantaxafiiskooda kaga gudoobeen ururka daryeelka nolasha ee Sunaac al xayaa 18 bundadood oo dhar ah isla markaana loogu talo galay dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee galbeedka u hayaamey

 

Sidoo gudida abaaraha ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixiyeen lacag dhan $19000 oo ka soo gaadhey gudida dalka Canada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News