Saxilnews.com
Daawo:- Gudida Abaaraha Oo Markii Ay Qiran Waayeen Meesha Ay Martay Lacagtii Qaadhankii Dadka Abaareysan Warbaahinta La Soo Fadhiistay Calaacal Dalbadeyna Lacag Kale + Diifta Iyo Daranyada Dadka Abaartu Heyso
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews) Gudida abaaraha oo markii ay qiran waayeen meesha ay martay lacagtii qaadhankii dadka abaareysan warbaahinta la soo fadhiistay calaacal dalbadeyna lacag kale oo ay cunaan

Halkan aynu ka wada daawano dadka ay abaartu heyso + tirada dadka ku barakacay abaarta iyo hadalada aan cadeyn ee ay hawada marinayaan

COMMENTS
Latest News