Saxilnews.com
Daawo:- Gudida Abaaraha Oo Amaro Soo Saaray Ka Dib Kulamo Ay La Qaateen Madaxweyne Siilanyo 
March 16, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Gudida abaaraha Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen amaro culuska dib markii ay saddexdii cisho ay kulmo gaar ah la qaateen madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo waxaana ay amaradaasi soo sareen habeenkii xalay ahaa oo ay saxaafada kula hadley xarunta madaxtooyada

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News