Saxilnews.com
Daawo:-Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Doorashada Madaxtooyadu Dalka Ka Dhacayso
June 10, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Gudoomiyaha guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee ay dalka ka dhacayso doorashada madaxtooyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=f5_0_X6MdBo

COMMENTS
Latest News