Saxilnews.com
Daawo:- Goob Lagu Xanaaneeyo Harima-cadka Oo Laga Furay Mid Ka Mida Magaalooyinka Somaliland + Dareenada Ay Dadku Ka Bixiyeen
January 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 Midka ka mida magaalooyinka ugu caansan Somaliland ayaa waxaa laga sameeyay xero lagu xanaaneeyo Harima-cadka

Harimacadlaguxanaaneeyoxarun ku talaamagaaladaBoorama

Dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay, arintan Harimacadka goobtani lagu xanaaneynaayo iyaga oo dadka intooda badani aragtida ay qabeen ay tahay inuu ahaa Shabeel.

Magaaladan laga furay madashan lagu xanaaneeyo Harimacadka ayaa ah magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal.

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News