Saxilnews.com
Daawo:-” Golaha Guurtidu 25 kii Sanno Ee Ay Jireen Dhibaato Mooyaane Wax Khayr Ah Oo Ay Keenen Lama Hayo , Waana In La Baabiiyaa ..” Eng Maxamed Xaashi
March 8, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta madashawaxaa uu ka hadley muddo kordhintii ay dhawaan xukuumada sameeyeen golaha guurtidu

 

Siyaasi Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in aanay jirin wax khayr leh oo ay guurtidu sameysay 25 sanno ee ay jirtay dhibaato mooyaane isla markaana waxaa uu ku taliyey in la baabiiyo gabi ahaantood ba

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News