Saxilnews.com
Daawo:-Golaha Amaanka Oo Fadhi Ka Yeeshay Xaalada Magaalada Qudus + Go’aamada Ay Soo Saareen.
December 9, 2017 - Written by Siciid dalmar

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay isugu yimaadeen kaga hadlay go’aankii madaxweynaha Maraykanku ka gaadhey in magaalada Qudus noqoto caasimadda Yuhuuda. 

 

Golaha oo kulan ku yeeshay magaalada New York ee Maraykanka ayaa ahaa mid ay ka maqnaayeen dawlado badan, waxa kale oo dibada ka joogay dawladaha Falastiin iyo Urdun oo markii dambe soo galay.

 Iyada oo ay xubno golahaasi kamid ahi ka galeen waan waan iyo wada hadal dheer, waxaana dood ka yeeshay masiirka magaalada Qudus dhinacyada Falastiin iyo Yuhuuda oo labadooduba kursi ku leh Golaha Qaramada Midoobay.

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

COMMENTS
Latest News