Saxilnews.com
Daawo:-” Ganacsatada Xukuumada 30 Cisho U Hadheen Wax Ka Iibsanaya Waxaanu Leeyahay Lacagtiina Ha Iska Khasaarinina ..” Musharax Cabdiraxmaan Ciro
October 4, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey siyaasiyiin iyo tageerayaal cusub oo ku soo biiray kuwaas oo ka soo jeeda deeganada Konfurta Hargeysa iyo Salaxley

Musharax Cabdiraxman Ciro ayaa waxaa uu digniin culus u diray ganacsato uu sheegay in xukuumada 30 ka cisho u hadheen wax ka iibsanaya taas oo uu ugu baaqay in aaney lacagtooda iska khasaarinin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News