Saxilnews.com
Daawo:-Ganacsadaha Xisbiga Waddani U Magacaabey Kursigii Axmed Muumin Seed Oo Warbaahinta Hor Yimid , Hanjabaadna U Diray Xisbiga Kulmiye
October 11, 2017 - Written by suxufi

Borama (Saxilnews):- Ganacsadihii uu xisbiga mucaaridka ah ee Waddani maalintii shalay aheyd u magacaabey kursigii uu baneeyey Md Axmed Muumin Seed gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga Waddani MD Abubakar Xussen Meecaad ayaa maaanta warbaahinta kula Hadley magaalada Borama

Ganacsadahan ayaa waxaa uu sidoo kale uu hadalo hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey xisbul xaakimka Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News